Hargeysa(Xogsoornews.com):- Guddi dhex dhexaadinta xaaladda dalka u kacay oo muddo ku hawlanaa.ayaa bulshada ugu bushaareeyay in arrinta dhex dhexaadinta ah ee ay ku jiraan meel fiican u marayso isla markaana ay ku rejo wayn yihiin in is faham arrintu kusoo dhammaato.
Gudidan oo ay xubno ka yihiin ganacsato.Culimo iyo waxgarad kale ayaa waxaa ugu horrayn ka hadlay xiligay bilaabeen ka guddi ahaan in ay arrinka galaan iyo halka ay wax u marayaan Ganacsade Xaaji Aadan Axmed Diiriye Aadan Baradho.
Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo