Hargeysa(Xogsoornews.com):- Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan,oo ay weheliyaan musharixiinta jagada Madaxweynaha iyo ku xigeenka Xisbiga Waddani,ayaa ka hadlay eeerarro qorshaysan oo lala beegsaday madaxda sare ee Xiabiga.
Waxaanu intaa ku daray in weerarkii ugu dambeeyay maanta gurigiisa lagu qaaday isla markaana la galiyay gaadhi.
Waxaanu sheegay in weerarka gaadhiga lagu jiidhsiiyay gurigiisa iyi weetaro hore loogu qaaday madaxda xisbiga wadsani in ay isku meel ka yimaadeen oo ay xukuumaddu doonayso in ay ku cabsi gel8so.
Hadalka Guddoomiye Xirsi oo muuqaal ah halkan ka daawo.