Hargeysa(Xogsoornews.com):-Dr Maxamed Cabdi Gabboose.ayaa sheegay in uu mar kale ku soo noqday masraxa siyaasaddda isla markaana ku dhawaaaay in uu urur siyaasadeed furanayo.
Dr Gabboose oo maanta warbaahinta kula hadlay caasimadda Hargeysa.ayaa ka hadlay hankiisa siyaasadeed iyo himilada uu ka leyay in uu dalka hoggaamiyo.
Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo