Siyaasi Caddaani oo ka Hadlay Tallaabooyin Dimuquraadiyadii Somaliland Mugdi Geliyay oo Dalka ka Dhacay

0
374

USA(Xogsoornews.com): Siyaasi Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Caddaani wasiirkii hore ee wasaaradda Earfaafinta dhaqanka iyo wacyi gelinta Somaliland oo ku sugan dalka Maraykanka ayaa sheegay in tallaabooyin Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ay qaadday in ay mugdi geliyeen  hannaankii dimuquraadiyada iyo ictiraaf raadinta Somaliland.

Waxaanu nasiib darro ku tilmaamay in 17 saxafi u xidhan yihiin xukuumadda Somaliland oo hal maalin la wada xidhay.

Waxaa kale oi uu ka hadlay arrinta Xildhibaan Maxamed abiib iyo Taliyaha booliska iyo xaalada guud ee abaarta iyo dabkii suuqa waaheen.

Haddaba waraysi uu siiyay wasiirkii hore ee warfaafinta dhaqanka iyo wacyi gelinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiiid Caddaani MM TV halkan ka daawo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here