Dahabshiil oo Khidmad la’aan ku Xawilaysa Taakulaynta Suuqa Waaheen

0
393

Hargeysa-(Xogsoornews.com):- Shirkada Dahabshiil ayaa shaaca ka qaaday inay khidmad la’aan ku xawilayaan dhaqaalaha bulshada Qurba-joogu ugu talo-galeen taakulaynta suuqa Waaheen.

Qoraal ay maanta  shirkada Dahabshiil ku baahisay barteeda rasmiga ah ee Twitter ayaa lagu sheegay si loo caawiyo dhibanayaasha & dib u dhiska Suuqa Waaheen ee Hargeysa, waxay shirkadu khidmad la’aan ku xawilayaan dhaqaalaha loogu talogalay dib-u-dhiska suuqa Waaheen.

Talaabada Dahabshiil oo ka mid ah shirkadaha loo qorsheeyey in dhamaan bulshada ka qeybqaadanaysa taakulaynta suuqa waaheen inay lacagaha ku soo diraan ayaa mudan in shirkadaha kale ku deydaan.

 

Xogsoormedia24@gmail.com

Hargeisa Ofice

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here