Hargeysa(Xogsoornews.com):- Gudiga gurmadka Abaaraha heer Qaran ee Somaliland oo uu guddoomiye u yahay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici,ayaa kulan ay maanta Warbaahinta kula hadleen kaga war bixiyay waxyaabaha u qabsoomay tallaabooyinka ay qaadeen deegaamada ay gurmadka gaadhsiiyeen iyo cadadka lacagta soo gaadhay.
Haddaba warkaas oo faah faahsan oo muuqaal ah halkan ka daawo.