Hargeysa(Xogsoornews.com):- Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun,ayaa sheegay in aanu marnaba ka aamusayn baylah kasta oo ka jirta arrimaha Bulshada oo ay tahay xil iyo masuuliyad saaran.
Waxaa kale oo uu tilmaamay in aanay dhaqankiisa ahayn in uu qof si shaqsi ah uu wax uga sheego ama uu aflegaadeeyo laakiin markasta baahida bulsheed ee jirta uu ka hadli doono.
Waxaa kale oo uu ka hadlay xadhigga wariyeyaal xidhan.
Xildhibaan Barkhad Batuun oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta golaha wakiilada Somaliland,warkiisa oo muuqaal ah halkan ka daawo