Maareeyaha wakaalada Biyaha Hargeysa oo u Jawaabay Xildhibaan Batuun

0
389

Hargeysa(Xogsoornewa.com):-Maareeyaha wakaalada Biyaha Hargeysa Maxamed Cabdi Daarood,ayaa jawaab ka bixiyay qoraal  uu xildhibaan Barkhad Batuun kaga Hadlay Wakaalada Biyaha oo uu soo jeediyay in iyada iyo laamo kale oo Dawladeed in la hoos geeyo Dawladda hoose  ee Hargeysa.

Maareeye Daarood oo maamta warbaahinta kula Hadlay xafiiskiisa.ayaa jawaab ka bixiyay qoraalka xildhibaanka.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here