Shirkada Dahabshiil oo Deeq Biyo ah Gaadhsiisay Gobolka Sanaag

0
325

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Shirkadda Dahabshiil.ayaa gaadhsiisay gobolka Sanaag deeq booyado biyo ah oo qayb ka ah afar kun oo booyadood oo ay shirkada Dahabshiil kaga qayb qaadanaysay gurmadka Abaaraha.

Deeqda booyadaha biyaha ah ee gobolka Sanaag gaar ahaan xarunta gobolka ee Ceeeigaabo maanta lagu kala diray ee la gaadhsiinayay deegaanada miyiga Sanaag ayaa isugu jiray booyado biyo ah oo ay bixisay Shirkada Dahabshiil iyo booyado ay bixiyeen gudida gurmadka abaaraha.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here