Hargeysa(Xogsoornews•com):-Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye,ayaa si adag uga jawaabay hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha Somaliland•
Waxaanu sheegay in Xisbiga Waddani aanu marnaba aqbalayn tallaabo kasta oo lid ku ah doorashada madaxtooyada oo wakhtigeeda ku qabsoonya•
Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo