Hargeysa(Xogsoornews.com):- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray oo maalmihii u dambeeyay socdaal ku marayay gobolada Togdheer iyo Daadmadheedh,ayaa ka hadlay xaalad adag oo baareed oo uu indhihiisa ku soo arkay.
Siyaasi Cali Guray oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Burco,ayaa si dareen leh u sharraxay xaaladda abaareed ee uu soo arkay,gurmadka socda iyo sida wali baahidu tahay.
Haddaba warkaas oo muuqaal ah halkan ka daawo.
Hargeisa Ofice