Hargeysa(Xogsoornews.com):-Wasiirka Xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka Somaliland mudane Maxamed Xaaji Aadan Cilmi.ayaa waano diini ah oo dhaxal gal ah u guntay shaqaalaha wasaaradiisa.
Wasiir Maxamed Xaaji Aadan.ayaa ku dheeraaday sida ay khayr iyo ajar uga helayaan Shaqaalaha dawladdu marka ammaanada ay bulshada u hayaan sida ugu wanaagsan uguna daacadsan ay u gutaan.
Waxaanu iftiimiyay duruufaha ay ku shaqeeyaan iyo waxa ay qaataan Shaqaalaha dawladdu in ay tahay mid aan ku fillayn noloshooda balse ay umaddooda ugu adeegayaan damiir muwaadin nimo oo damiirkoodu uu diray.
Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo
Xogsoormedia24@gmail.com
Hargeysa Somaliland