Hargeysa(Xogsoornews.com):- Dr Saleebaan Ciise Kaar xaglotoosiye.ayaa madal maanta loogu wanqalay isla markaana lagu shaaciyay irursha shacabka Sonaliland oo uu guddoomiye ka yahay kaga hadkay ujeedada urirsiyaasdeedkiisu u taagab yahay oo uu ku caddeeyay in ururkiisu u taagan yahay midninada bulshada Sonaliland isla markaana iftiimiyay in ururkiisu waxa koobaad ee uu la dagaamaya ay tahay qabyaaladda isla markaana uu u taagan yahay isu keenidda iyo midaynta bulshada reer Somaliland.
Guddoomiye Dr Xagla toosiye oo arrimahaa ka hadlayayna waxaa uu yidhi.