USA(Xogsoornews.com): wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyo gelinta Somaliland mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid(Caddaani)-ayaa markii ugu horaysay ka hadlay arrinta doorashoiyinka.muddo kordhin Xukuumadda madaxweyne Muuse loo sameeyo iyo xaaladda guud ee dalku marayo.
Wasiir Caddaani oo.ku sugan dalka Maraykankka oo waraysi gaar ah siiyay MMTv .ayaa sheegay in aan loo baanayn mar labaad in xukuimadda madaxweyne Muuse dib loo doorto waxaa kale oo uu ka digay in wax muddo kordhin ah loo sameeyo madaxweyne Muuse iyo xukuumaddiisa
Haddaba waraysigaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.