Burco((Xogsoornews.com):- Guud ahaan magaalo madaxda gobolka togdheer ee Burco ayaa maanta laga sameeyay isi soo bax qaran oo bulshada gobolka togdheer iyo magaalada Burco ay ku muujinayeen sida ay uga go.antahay in ay qaranka Somaliland uh ictiraaf ka helo beesha caalamka.
Isu soo baxa bulshada Burco ayaa daba socday doodii aqalka baarlamaanka ingiroisku kaga dooday aqoonsiga Somaliland.
Ardayda jaamacadda Alpha ee magaalada Burco.ayaa si wayn uga djex muuqday isu soo baxa dadweynaha Burco.ardayda jaamacadda Alpha oo ka hadlay isu soo baxa Burco.ayaa si qoto dheer uga hadlay qadiyada madaxbannaanida Somaliland isla markaana bigaadiyay xildhibaandii dooda soo abaabulay ee horkeenay baarlamaanka Ingiriiska.