Burco(Xogsoornews.com):- Madaxda ugu sarraysa Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani,ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay xarunta gobolka Togdheer ee Burco.
weftiga MADAXDA waddani,ayay lagaga hor yimi magaalada Qoyta ee waqooyiga magaalada Burco.
musharaxa madaxweynaha iyo guddoomiyaha xibiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Cirro iyo Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa dadweynaha magaalada Burco kala hadlay fagaaraha Khayriyada Burco,waxaanay sheegreen in xukuumadda Madaxweyne Muuse in ay ku fashilantay hoggaaminta dalka waxaanay ku eedeeyeen in ay dadka kala qaybinayso.
Haddaba soo dhawayntii ay Burco kala kulmeen iyo hadalkii ay bulshada u jeediyeen halkan ka daawo.