Hargeysa(Xogsoornews.com):- Wasiirka wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil,ayaa ka hadlay adeegyada ay dawadi u qabato dadkeeda iyo waxyaabaha looga baahan yahay in ay dawladdu qabato.
Waxaanu iftiimiyay adeegyada aasaasiga ah ee dawladdu ay qabato oo uu sheegay in ay dawladdu masuul ka tahay waxyaabaha aan qofka caadiga ahi qabanin sida ammaanka,difaaca ilaalinta sharciga iyo illaalinta xuquuqda bulshad.
Haddaba wasiirka oo hadal ka jeediyay kulan uu soo qaban qaabiyay komishanka Maamul wanaagga iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa oo dhammaystiran halkan ka daawo.
Xogsoormedia24@gmail.com
Hargeysa Somaliland