Booliska Somaliland oo gacanta ku Dhigay Tuugo Hab Casri ah u Dhacda Lacagta Mobilka Dadka Ugu Jirta

0
300

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Booliska Somaliland.ayaa gacanta kusoo dhigay tuugo hab casri ah lacagta mobilka dadka ugu jirta ula baxda.

Waxaanay soo bandhigeen Boolisku mid ka mid ah dadka ay ku dhacday qorshaha tuugada casriga ah ee dadka lagu dhoco’kaas oo booliska hortooda ka caddeeyay sida loo dhacay iyo nooca tuugada IT ga ahi wax u dhacayaan.

Haddaba Booliska Somaliland oo ku guulaystay qaar ka mid ah dadkii dhaca geystay ee mobilka lacagta dadka ugu jirta kala baxay.

Kana war bixiyay siday shaqsiyaadkaasi wax u dhceen hakkan ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here