Hargeysa(Xogsoornews.com):-Maareeyaha guud ee hay’adda duulimaadyada iyo madaarada Somaliland Mudane Cumar Cabdilaahi Aadan Cumarsayid.ayaa waxba kama jiraan ou sheegay isla markaana beeniyay in shirkadda diyaaradaha ee Fly Dubai in ay ka joojiyeen duulimaadyadii ay dalka ku imanaysay.
Waxaanu intaa ku daray in xilliyada ay is bedelaan rakaabka imanaya dalku in loo.baahan yahay in laga hortago in shirladaha ay ku timaado qasaare dhanka rakaab yaraanta ah isla markaana la isu miisaamo rakaabka ka imanaya dhanka Imaaraadka ee ay diyaaraduhu so helayaan iyo kuwa halkan(Somaliland) ka raacaya.
Waxaanu iftiimiyay in saddex shirkadood ay ku wwr geliyeen in ay min laba duulimaad todobaadkii ku yimaadan dalka si looga hor tago duruufo rakaab la.aan ah oo shorladaha diyaaradaha ku yimaada oo saamayn ku yeelan kara dhaqaalaha shirkadaha.
Waxaanu sheegay in shirkadaha daalo.al-çarabiya iyo Flay Dubai ay ku war geliyeen in min laba duulimaad ay dalka ku yomaadaan xilligan oo la galay wakhti jiilaal ah oo rakaabku yaraado.laba shirkadoodna way aqbaleen Flay Dubai na dhankeeda war kale ayaa ka so noqday
Haddaba maareeye Cumarsayid oo arrimaha la hadlaya halkan ka daawo