USA(Xogsoornews.com):- wasiirkii hore ee wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid(Caddaani),ayaa bulshada Somaliland talo wax ku.ool ah usoo keediyay kuna dardaaray isku duubnida iyo wada jirka iyo ka shaqaynta nabad gelyada.
Waxaa kale oo uu ka hadlay aqoonta ay isku leeyihiin Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu sheegay illaa halgankii dalka lagu xoraynayay in ay kasoo wada qayb qaateen aqoontooduna illaa xiligaa soo taxnayd.
Haddaba waraysi dhinacyo badan taabanaya oo wasiir caddaani lala yeeshay halkan ka daawo