Hargeysa(Xogsoornews.com):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray.(Aadan Siiro).ayaa ka hadlay xarun cusub oo loo dhisaya degmada 26 Juun isla markaana ku dhawaaqay lacag uu kaga qayb qaadanayo dhismaha Xarunta degmada 26 Juun
Waxaanu farriin u diray dadka wax haysta ee degmada ku dhaqan
Haddaba sheekha hadalkiisii waanada iyo talada ahaa iyo xadiga lacagta uu ku deeqay halkan ka daawo.