Xildhibaan Barkhad oo Lacag la Guddoonsiiyay mid kalena ku Daray iyo Halkuu isu Dhaafiyay

0
227

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun.ayaa maanta ka guddoomay lacag dhan 20.kun oo Dollar Dr Xaliimo Biritish oo ka mid ah Qurbe joogga Somaliland.oo jawaab deg deg ah ka bixisay hadal gef iyo aflegaado ku ahaa Xildhibaan Barkhad iyo qaranka Somaliland oo ka soo yeedhay wasiir Qadiija oo wasiir ka ah dwladda Soomaaliya

 

Xildhibaan Barkhad ayaa u.mahad naqay Dr Xaliimo isla.markaana lacagtii ay guddoonsiisay ku daray lacag kale kuna dhawaaqay in lacagtaas lagu dhisi doono xannaano hooyada iyo dhallaanku loogu adeego oo laga hir gelin doono Xaafada Daami ee caasimadda Hargeysa.

Haddaba guddoonkii Barkhad iyo weedhihii laga yidhi halkan ka daa

Xogsoormedia24@gmail.com

Hargeisa Ofice

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here