“Xisbiga Waxba ku Yeelimaysaan Hebel baa ka Baxay.” Siyaasi Adan Dhoolayare

0
292

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Siyaasi Aadan Axmed Cilmi Dhoollayare oo ka mid ah siyaasiyiinta iyo masuuliyiinta xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay warar laga faafiyay oo lagu sheegay in uu ka baxay xisbiga Waddani.

Waxaanu usoo jeediyay dadka wararka noocaas ah faafinaya in ay ka waantoobaan warka aan jirin faafintiisa.isagoo intaa raaciyay inaanay xisbiga waddani waxba lagu yeelayn hebel baa ka baxay iyo hebelbaa ka tegay

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo

Xogsoormedia24@gmail.com

Hargeysa ofice

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here