Muqdisho(Xogsoornews.com):- Madaxweynaha wakhtigiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.ayaa hakiyay dhamaan shaqadii Raysal wasaaraha Xukuumada gaadhsiinta doorashada.
Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweyne Farmaajo,ayaa lagu sheegay in Raysalwasaare rooble uu jebiyay qodobo dastuuri ah isla markaana uu sameeyay waxyaabo awoodoisa ka baxsan.
Hadaba wareegtada Farmaajo oo abuurtay xiisado siyaasadeed oo hor leh isla markaana abuurtay qalalaase siyaasadeed oo durba ka bilaabmay xarunta Soomaaliya ee Muqdisho halkan ka akhriso.