eerigaabo(Xogsoornews.com):- Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag,waa magaalo Boqol sano hadda la deggan yahay isla markaana muddadaas qarniga ah ee la degenaa waxay leedahay taariikho u gaar ah oo uu ka mid yahay Magaca Ceerigaabo oo ah laba magac oo la isku geeyay.
Waxaa kale oo ay leedahay taariikhda ah Ceerigaabo markii la degay oo la garanayo tirada dadkii degay iyo ta ka sii cajiibsan oo ah qofkii ugu horreeyay ee mudadaa qarniga ah ku dhashay oo isna la garanayo.
Haddaba halkan hoose kaga bogo Muugaalkan Taariikhda Ceerigaabo deegaanka awoowyaasha