Hargeysa(Xogsoornews):-Xildhibaan Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon.ayaa Qodobeeyay abaalka uu ku leeyahay qaranka Somaliland iyo siduu ugu soo shaqeeyay dal iyo dadba isla markaana uu yahay qofka ugu mudan in uu noqdo Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland.
Haddaba halkan hoose kaga bogo qodobada lama dhaafaankaah ee Xildhibaan ku Qarnaqsaday.