Xarunta Dhaqanka Hargeysa waxa isu Bahaystay Saddex kooxood”Waxa Qorey:- Nuuradiin Diini

0
366

” ..”Waxa Qorey:- Nuuradiin Diini

Xarunta dhaqanka ee hargaysi waa goob cilmiyeed, waa goob aqooneed, waana goob dhaqan. Oo lagu curiyo fikirka qoraalka afka somaliga haddii aad si hoose u qiimayno wax yaabaha mihiimka ah ee ay tahay in la xuso dhexdeedana yaala waxa ka mida:

1- Makatabad weyn oo wax lagu akhristo si bilaashana ay ardaydu u isticmaasho.

2- Waa goob cilmi baadhiseed oo lagu ururiyo taariikhda iyo sooyaalka tagtadii dalkan iyo dadkani lahaa.

3- waa xarun lagu barto qoraalka iyo naxwaha Afka somaliga.

4- Iyo in sanadkiiba mar lagu soo bandhigo buugaagta sanadkaa la qoray ee ku qoran afka Somaliga.

Sidaasi oo ay tahay waxaan odhan karaa Xarunta dhaqanka ee Hargaysi waa goob Somaliland dheertahay Somali in teeda kale oo ka shaqaysa sidii dalkani u noqon lahaa mid aqoonsi caalamiya hela maadaama oo ay sanadkasta ku soo xidhi boqolaal dublamaasiyiinah, aqoon yahano ah, oo daafaha dunida ka kala yimid. Waana sababta dhabta ah ee lagu haysto taasi

haddaba cida maagaysaa waa sadex kooxood.

1- .

2- .

3- .

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here