Hargeysa(Xogsoornews.com):-Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi.ayaa sheegay in aanu ka bixin kana tegin Xisbiga Kulmiye laakiin aragtida lagu kala duwanaan karo.
Siyaasi Maxamuud Xaashi oo madal la isku arkay oo wariye Xasan Galaydh marwadiisa ugu geed Fadhistay,waxaa kale oo uu intaa ku daray in aanu madhasha meherka Xasan iyo marwadiisa aanu cidna ku durayn hadal siyaasi ahna aanu ka jeedinayn.
Haddaba hadalka Maxamuud Xaashi oo muuqaal ah halkan kadaawo.
Xogsoormedia24@gmail.com