Hargeysa(Xogsoornees.com):-Madaxeeynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi,ayaa bulshada farriin u diray isla markaana ku baraarujiyay ka hortagga mukhaadaraadka oo muddooyinkii u dambeeyay ciidanka boolisku gacanta ku dhigayay daroogo kala duwan oo alaab kale lagu soo dhex qariyay.
Waxaanu bulshada ku waaniyay in ay ilaashadaan cawligooda kana hor tagaan wax kasta oo caqliga doorinaya.
Madaxweyne Muuse Biixi,ayaa fariintaas saaka bulshada uga jeediyay salaaddii ciidal adxa ka dib masjid jaamaca wayn ee caasimadda Hargeysa oo uu kumaaan dadweyne ah kagala wayb galay oogida salaadda ciidal adxa.
Haddaba farriinta Madaxweynaha iyo qudbad uu isna halkaa ka jeediyay wasirka diinta iyo aw qaafta Somaliland