USA(Xogsoornews.com):- Wasirkii hore ee wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland ee Xukuumaddii Madaweyne Axmed Siilaanyo Cismaan Cabdilaahi Saxardiid(Caddaani),ayaa ka hadlay Kosovo dhawr ah oo ay ka mid yihiin doorashooyinka isa saaran ee Somaliland sannadka dambe kusoo fool ka leh.
Xilka abwaan Yuusuf Cismaan Cabdulle Yuusuf shaacir Soonaaliya u mahacawday.
Iyo qodobo kale,waxaanu soo jeediyay mudane Caddaani in muddo kooban oo sannad ama lix bileed ah in ay ku babboon tahay in dib loo dhigo doorashada madatooyada
Md Caddaani wasiirkii hore ee Wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyi gelinta Somaliland waxaa uu ka hadlay sagaalka iyo duulaanka at Soomaaliya madaxda ka talisa ku soo qaaday Somaliland oo uu iftiimiyay in ay ka mid tahay dhalinyarada calanka Soomaaliya la soo baxaya.
Waxaanu bulshada Somaliland kula dardaarmay inay ilaashadaan qarannimadooda il dheerna u yeeshaan duulaanka Xamar kaga socda.
Haddaba waraysiga wasiir Caddaani oo faah faahsan halkan ka daawo.
Xogsoormedia24@gmail.com
Hargeisa ofice