Hargeysa(Xogsoornews.com):-Proff;Axmed Ismaaciil Samatar.ayaa la hadlay guusha doorashooyinkii isku sidkanaa ee ka qabsoomay 31-May 2021: Somaliland ee lagu soo dooranay goleyaasha deegaanka iyo wakiilada in ay Somaliland guulaysatay Isla markaana caalamka qiray guusha Somaliland ay ka gaadhay doorashooyinka iyo dimuqraadiyadda.
Proff:Smatar oo ka qayb galay hadalna ka jeediyay dood wadaag at soo qaban qaabisay Dallada Sonsaf,ayaa ku dheeraaday doorashadii isku sidkanayd ee Somaliland ka qabsoontay iyo guulaha ay dalka usoo hoysay.
Hadaba hadalna Proff:Axmed Ismaaciil Samatar ka jeediyay dooda ay soo qaban qaabisay Dallada Sonsaf oo muuqaal ah halkan ka daawo