Hargeysa(Xogsoornews.com):- Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay iskana difaacay eedo ay u jeediyeen musharixiin doorashadii isku sidkanayd oo ka sharaxnaa Waddani.
Musharixiinta doorashada ku hadhay,ayaa xisbiga waddani ku eedeeyay in xisbigu codadkoodii ka musuq maasuqay.
Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde iyo Xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid oo maanta si wada jir ah uga jawaabay eedaha xisbiga loo jeediyay.
Haddaba warkaas oo muuqaal ah halkan ka daawo.
Xogsoormedia24@gmail.com
Hargeisa Somaliland