Kulan Dhex Maray Madaxweyne Muuse iyo Xildhibaan Cabdikariin Axmed Mooge

0
364

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi,ayaa qasriga Madaxtooya kulan kula yeeshay Xildhibaan Cabdikariin Axmed Mooge iyo xubno kale oo  xildhibaano ah.

Kulanka Madaxweynaha iyo Xildhibaan Cabdikariin dhex maray,ayaa qabsoomay saacado kooban ka dib markii Mudane Cabdikariin Axmed Mooge uu qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlay qodobo dhawr ah oo ay ka mid yihiin hankiisa Maayerka caasimadda Hargeysa isla markaana uu farriin u diray Madaxweynaha Somaliland.

.

Kulanka Madaxweynaha Xildhibaan Cabdikariin Axmed Mooge ayay ku wehelinayeen xubno ka mid ah golaha wasiirada iyo qaar ka mid ah xildhibaanada soo baxay.

Haddaba halkan ka daawo kulanka dhex maray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Cabdikariin Axmed Mooge

 

Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeysa  Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here