Musharax Axmed Maxamed Hure Ayaa Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Oodwayne

0
312

Oodweyne(Xogsoornews.com):- Musharax Axmed Maxamed Hurre(Barkhad),ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay xarunta gobolka Daad-madeedh ee Oodweyne.

Musharax Barkhad Maxamed Hurre oo u tartamaya doorashada golaha wakiilada ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI isla markaana ka tartamaya gobolka Togdheer,ayaa markii uu gaadhay magaalada Oodweyne Xarunta gobolka Daad-madheedh waxaa si weyn usoo dhaweeyey taageerayaasha Musharaxa oo ku labisan astaanka xisbiga WADDANI iyo sawirada mussharaxa.

Mushara Barkhad ayaa xadhiga ka jaray xafiisyo uu ku yeelanayo magaalada Oodweyne.

Haddaba warkaas oo faah  faahsan halkan ka daawo

 

Xogsoornews.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Hrgeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here