Caynaba(Xogsoornews.com):- Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa ku baaqay in aan arrinta ciidamada qaranka in aan la siyaasadayn isla markaana laga daayo arrita ciidanka warbaahinta.
Waxaanu Farriin u diray Madaxweynaha Somaliland,Hoggaamiye Xirsi oo xalay ka hadlayay munaasibad xisbigoodu u sameeyay musharixiinta gobolka Saraar ee Wakiilada iyo deegaanka.
Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo.
Xogsoornews.com
Hrgeisa Somaliland