Hargeysa(Xogsoornews.com):- Siyaaasi Cali Maxamed Yuusuf(Cali Guray) oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland,ayaa jawaab ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay qaar ka mid ah siyaasiyiinta beesha Haweiye ee Muqdisho.
Waxaanu sheegay in aanu beesha Isaaq metelin wasiirka warfaafinta Soomaaliya isla markaana aanay u aanoobin hadalkiisa iyo ficilkiisa midnaba.
Waxaanu ku sheegay wasiir Dubbe in uu yahay jug soo dhacayga Soomaaliya
Haddaba Hadalka Siyaasi Cali Guray halkan ka daawo
Xogsoornews.com
Hrgeisa Somaliland