Hargeysa(Xogsoornews.com):- Guddoomiyaha Gudida Qandaraasyda Qaranka Nuux Maxamed Xuseen oo ay weheliyaan xubno ka tirsan gudida qandaraasyada Qaranka ayaa soo kormeeray mashaariic kala duwan oo xukuumaddu ka fulinaysay gobolka Maroodijeex.
Mashaariicda Guddoomiyaha Qandaraasyada iyo xubnaha weheliya ay soo kormeereen ayaa isugu jiray kuwo dhammaaday oo xadhiga laga jaray iyo qaar wali socda.
Haddaba kormeerkaas iyo mashaariicda guddoomiye Nuux soo kormeeray oo muuqaal ah halkan ka daawo.
Xogsoornews.com
Hrgeisa Somaliland