“Musharaxnimadayda Waxaa Is Hortaagay Guddoomiyahayga” Xoghayihii Guud ee UCID oo Is-casilay

0
418

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Axmed Xirsi Ducaale Xoghayiyii guud ee Xisbiga UCID,ayaa sheegay in uu iska casilay xilkii uu xisbiga ka hayay,ka dib markii uu guddoomiyaha Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe uu ka diiday in uu xubin golaha wakiilada ah.

Xoghayaha is casilay ayaa sheegay in guddoomiyaha UCID ku eedeeyay in uu si aan sharci ahayn uu isu hortaagay musharaxnimadiisa isla markaana uu baal maray sharciga Xisbiga.

Haddaba Xoghaye Axmed Xirsi Ducaale oo ka hadlayay sababaha uu isku casilay eedna u jeediyay Guddoomiye Faysal halkan ka daawo.

 

 

Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here