Hargeysa(Xogsoornews.com): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi,ayaa sheegay in loo baahan yahay in nabad gelyada laga wada shaqeeyo oo la helo tabliiqi nabadda isu taaga.
Waxaa kale oo uu ka hadlay sida loogu baahan yahay in loogu guntado waxsoosaar iyo tacab,Mdaxweyne Muuse Biixi oo shalay la hadlayay dadweynaha ku dhaqan Magaalada Agab oo uu soo maray socdaal dhulka ah oo uu kaga soo noqday safar shaqo oo uu maalmo dhawr ah ku joogay dalka Jabuuti.
Haddaba qudbadda Madaxweyne Muuse Biixi oo dhammaystiran halkan ka daawo.
Xogsoormedia24@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland