Burco(Xogsoornews.com):- Culimada waawayn ee gobolka Togdheer,ayaa ka hadlay dilka dumarka oo dalka kusoo badanaya iyo dabbaal degga sannadka cusub.
Wxaanay bulshada ka waaniyeen gaar ahaan dhallinyarada in xaflado loo sameeyo sannadka Cusub,iyagoo geesta kale ka digay dilka haweenka iyo halista ka dhalan karta,waxaanay bulshada ku waaniyeen ku dhaqanka shareecada Islaamka iyo ka fogaanta wax kasta oo Diinta Islaamka ka soo hor jeeda.
Waxaa kale oo ay si adag uga hadleen daadinta dhiigga Muslimka iyo halaagga ka dhalan kara.
Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo.
Xogsoormedia24@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland