“Madaxda Dawladaha Qaarkood Madaxweynaha Faransiiska ayay Cambaarayn Kari Waayeen” Suldaan Maxamed Xaaji Xuseen

0
645

Hargeysa(Xogsoormedia):- Suldaan Maxamed Xaaji Xuseen oo ka mid ah Madaxdhaqameedka Somaliland ayaa madaxda caalamka Islaamka ku dhaliilay in ay ficilkii Madaxweynaha Faransiiska ee uu ku aflegaadeeyay Nabigeenna Suubban(SCW) in ay ka jawaabi kari waayeen.

Waxaanu caalamka islaamka ugu baaqay in aan la iibsan dhammaan alaabooyinka lagu farsameeyo dalka Faransiiska.

Haddaba muuqaalkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.\

 

 

Xogsoornews.com

Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here