Hargeysa (Xogsoornews.com):- Waxaa maanta si rasmiya loo ansixiyay, xubnaha guddida fulinta Xisbiga KULMIYE ee cusub.
Xubnahan ayaa tiradoodu waxay Kooban ka kooban tayay 31 xubnood, waxaanna cod aqbaliyad ah ku ansixiyey shirka Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE.