Hargeysa(Xogsoornews.com):- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ,ayaa qudbad ka jeediyay munaasibad loo qabtay qalin jebinta dufcaddii 17-aad ee ka qalin jebisa Jaamacadda Hargeysa.
Guddoomiye Faysal,ayaa ka hadlay aasaaskii jaamacadda Hargeysa iyo marxaladihii furitaankeedu uu soo maray.
Waxaa kale oo uu ka hadlay arrimaha nabad gelyada iyo gawsha ay ciidanka boolisku dalka u hayaan oo uu ku hambalyeeyay.
haddaha warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo.
Xogsoornews.com