“Go,aankii Guddoomiyaha Madaxkamadda Sare Soo Saaray Wuxuu ahaa Go,aan aan Sharci Ahayn.”Madaxweynihii hore ee Somalilande

0
426

Paris(Xogsoornews.com):- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin,ayaa ka hadlay xaaladda guud ee Somaliland iyo muranka arrimaha doorashooyinka golaha wakiilada iyo goleyaasha deegaanka ee ka taagagan xilligan dalka

Waxaa kale oo uu ka hadlay muaranka xildhibaanada gobolada bariga iyo dalka,waxaanu talo ka bixiyay hannaanka lagu qaban karo doorashooyinka dalka

Haddaba halkan ka daawo warkaas oo faah faahsan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here