“Anigu Qabo Waxaan U arkaa in uu Xisbiga Cambaarayn iyo Xumayn la Doonayay.”Guddoomiyaha Golaha Dhexe KULMIYE

0
732

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Guddoomiyaha golaha dhexe ee Xisbi Xaakimka Somaliland ee  KULMIYE, Maxamuud Jaamac Warfaa ayaa si agdag uga jawaabay eedo ka soo yeedhay wasiirki hore ee qorshaynta Somaliland Xukuumaddii Axmed Siilaanyo Maxamed Aadan Qabyo-tire   oo sheegay in laga qaban waayay lacagtii laga shubayay musharixiinta xisbiga KULMIYE hoggaankiisa u tartamaya.

Xisbiga Kulmiye,ayaa la filayaa in uu shirwaynihiisa qansado bisha tobnaad ee sannadkan.

haddaba jawaabta uu ka bixiyay guddoomiye Wrafaa eedaha wasiir hore qabyo-tire halkan ka daawo.

 

 

 

Xogsoornews.com

Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here