Komishanka Doorashooyinka iyo  Xisbiyada Qaranka  oo isla Qaatay in 9 Bilood Gudahood lagu qabto doorashooyinka Wakiilladda Iyo Deegaanka

0
303

Hargaysa (Xogsoornews):- Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Hoggaanka Sadexdda Xisbi qaran ayaa  isku raacay in muddo 9 Bilood gudahood ah lagu qabto doorashooyinka Isku sidkan ee Wakiiladda iyo Deegaanka.

Kulan ay wada yeesheen Komiishanka Doorashooyinka qaranka oo ay goob Joog ka ahaayeen Gudoomiyeyaasha Xisbiyadda Ucid, Waddani Iyo Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Xisbiga Kulmiye ayaa Guddida Doorashooyinka qaranku ku sheegeen inay soo saareen Jadwalkii Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha iyo doorashooyinka isku sidkan ee Golayaasha Wakiilladda iyo Deegaanka .

Halkan Hoose ka akhri Nuxurka War-saxaafadeedka Komiishanka Doorashooyinka Qaranku soo saareen.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here