Hargeysa(Cogsoornews.com):- Madaxweynihii hore ee Maamul Goboleedka Soomaaliya ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo xilal wasiirnimona kasoo qabtay Dawladda Soomaaliya isla markaana Soomaaliya marar badan ku metelayay wada hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya,ayaa Somaliland ku hambalyeeyay maalinta madaxbannaanida qaran ee 18 May.
Haddaba Hambalyada uu Somaliland uu u diray iyo arrimo badan oo kale oo uu ka hadlayba halkan hoose ka daawo.