Hargeysa(Xogsoornews.com):-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe.ayaa la hadlay babuurtii jaadka lagu qabtay ee Xukuumaddu la waregtay.
Waxaa kale oo uu ka hadlay Guddoomiye Faysal cadaawadda dawladda Soomaaliya ay u qabto guud ahaan reer Somaliland