Hargeysa(Xogsoornews.com):-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi.ayaa farriin kooban oo uu kaga hadlay maalinta madaxbannaanida iyo la soo noqosha xornimada Somalilnd,waxaa uu bulshada hadal kooban oo macne weyn ugu fasiray qiimaha ay leedahay 18 May iyo waxa ay mudan tahay.
Waxaanu sawir ka bixiyay in 18 May ay tahay midhihii halgankii SNM.
Haddaba halkan kaga bogo qoraalka kooban ee Guddoomiye Cirro