Hargeysa(Xogsoornews.com):- Gudida Qandaraasyada qaranka,ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar laa faafiyay oo sheegayay in khilaaf dhexdooda ka jiro,waxaa kale o ay meesha ka saareen in ay jiraan wax qandaraas ah oo ay si gaar ah u bixiyeen.
Waxaanay caddeeyeen in ay si wada jir ah gudidu u wada shaqayso isla markaana guddoomiyaha iyo xubnaha gudidu ay yihiin xubno isku mid ah oo si wada jir ah u wada shaqeeya umaddana si caddaalad ah ugu adeegta.
Haddana xubnha gudida oo naanta shir jaraa’id ku qabtay hadalkoodii halkan hoose ka daawo.
Xogsoornews.com
Hargeisa Somaliland